Free Essay

Relating About Articles

In:

Submitted By juuni
Words 1340
Pages 6
HALKEE BAAN JOOGNAA, DUNIDUNE XAGEE BEEY MAREESAA??
===================================================
Maqaalkaan waxaan doonayaa inaan umada soomaaliyeed ugu muujiyo ama aan ugu sawiro halka aan mareeno soomaali ahaan iyo halka ay dunidu joogto marka la fiiriyo qeebaha kala duwan ee nolosha sida HEERKA NOLOSHA , AMAANKA, DOWLAD WANAAGA, DHAQAALAHA IYO HORUMARKA GUUD.

Soomaaliya waa wadan kamid ah wadamada caalamka ee xurta ah waxa uuna ku yaala bariga Africa, dadka quburada ku ah arimaha joqoraafiyada waxa ay sheegaan in soomaaliya ay ku taalo marin istiraatiiji ah iyadoona ku teedsan badweynta hindiya ilaayo bada cas halkaas oo ay isaga kala gooshaan in badan oo kamid ah maraakiibta ganacsi ee u kala socota daafaha aduunka, sidookale wadanka ayaa leh qeeraad aad u farabadan kuwaasoo ay kamid yihiin xoolaha nool oo ay aad u dhaqdaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan geela oo lagu tilmaamo inuu yahay wadanka labaad ee ugu geela badan aduunka, qeeyraadka ku jira badda sida kaluunka nuucyadiisa kala duwan, dhul beereed aad u weeyn kaasoo lagu beeran karo dalagyada nuucyadooda kala duwan iyadoona mooska ugu dhadhanka macaan caalamka uu ka baxo wadankeena soomaaliya iyo macdanta ku jirta gunta hoose ee dhulka sida shidaalka, dahabka iyo yuuraaniyoonta oo ay baarayaal caalami ah sheegeen in soomaaliya aad uga buuxdo.
Ka sokoow qeeyraadkaas uu illaah ku maneestay umada soomaaliyeed waxaa kale uu allah ugu nimceeyay in soomaali ay tahay dadka kaliya ee aduunka ka siman waxkasto ha’ahaato diinta, dhaqanka, afka iyo jinsiga intaba taasoo aysan jirin umad ka mideesan dhamaantood, waxa ayna midnimadaas adag ka saacideesaa umada in horumarkasto ay si fudud ku gaaraan maadaama aysan jirin waxyaabo bulshada dhexdooda ah oo cuuryaaminaayo wax wada qabsigooda.

Iyadoo umada soomaaliyeed ay kulansatay intaas oo nimco ah ayaa hadane waxaa nasiib xumo ah in soomaaliya lagu tiriyo wadamada aduunka ugu liito xag kasto tusaale marka laga hadlaayo amaanka, dhaqaalaha, dowlad wanaaga iyo horumarka kale ee bulshada,
HEERKA NOLOSHA,
Qooysaska soomaaliyeed ayaa ah kuwo ku nool heer aad u hooseeyo oo xaga nolosha ah marka lala bar-bar dhigo wadamada caalamka, waxeeyna u qeebsamaan sedax dabaqo ama heer oo kala ah:-
1: qeeyb aana heli Karin wax nolol maalmeed ah oo ku nool xeryaha qaxootiga
2: qeeyb si cariiri ah ku hesho nolol-maalmeed kooda sida xoogsatada
3: iyo qeeyb ku nool heer iska dhex-dhexaad ah kuwaasoo leh meharado ganacsi
Waxa ayna sedaxdaan qeeyb yihiin heerarka nolosha qooysaska soomaaliyeed iyadoona aysan jirin dabaq sare oo rasmi ah,
In ka badan 25% qooysaska soomaaliyeed ayaa ah kuwo aan heesan wax nolol maalmeed ah waxa ayna ku noolyihiin xeryo qaxooti oo ku yaal magaalooyinka waaweeyn ee soomaaliya sida caasimada muqdisho waxeeyna wax aan sidaas u buurneen ka helaan hay’adaha gar-gaarka iyo sadaqo ay siiyaan dadka jeebka roon waxaana mararka qaar dhacda in caruurta qooysaskaas ay u geeriyoodaan cuduro ay sababtay xaalada nolol xumo oo ay ku noolyihiin, sidookale 30% qooysaska soomaaliyeed ayaa iyana heesta nolol maalmeed aad u liita waxa ayna xoogaa yar kasoo shaqeestaan magaalada iyaga oo isticmaalaya xoogooda mana awoodaan qooysaskaan ineey iska bixiyaan adeegyada aasaasiga u ah nolosha sida waxbarashada, caafimaadka, biyaha iyo korontada waxaana qiyaastii maalinti soo gasha wax ka yar $2 taasoo ay micnaheedu tahay in qooyskaasi yahay qooys faqiir ah, halka 48% qooysaska soomaaliyeed ay yihiin kuwo ku nool dabaqo dhexe waxa ayna leeyihiin maharado kala duwan oo ganacsi si’ay ugu soo saartaan noloshooda, dabaqadaan ayaana ah tan ay ugu badanyihiin dadka soomaaliyeed waxa ayna inta badan awoodaan ineey caruurtooda ka bixiyaan waxbarashada, sidookalane ay awood u leeyihiin ineey iska bixiyaan adeegyada caafimaadka, korontada, biyaha iwm, waxaana 2% soo hartay ay yihiin kuwo ku nool dabaqo xoogaa ka sareesa tan dhexe waxaana inta badan dabaqadaan ku jiro dadka ganacsatada ah ee ku nool wadamada dibada sida imaaraadka carabta.
Dhanka kale marka aan fiirino HEERKA NOLOSHA ee wadamada caalamka ayaa ah mid aad ugu sareeyo kan soomaalida waxaana inta badan wadamada soo koraayo ay yihiin kuwo qooysaskooda ay ku noolyihiin nolol aad u wanaagsan waxa ayna caruurtoodu aadaan iskuulada ugu tayada badan sidookale waxeey heestaan adeeg caafimaad oo aad u sareeyo iyo adeegyada kale ee korontada iyo biyaha oo tayo wanaagsan leh, waxaana isku mid ah qooysaska soomaaliyeed ee ku nool dabaqada dhexe oo aan anagu u naqaan dadkeena roon ee wax heesta iyo dadka dabaqada hoose ee wadamadaas ku nool, taasine waxa ay muujineesaa in qooysaska soomaaliyeed ay ku noolyihiin xaalad aad u liidato marka lala bar-bar dhigo wadamada caalamka ee soo koraayo, waxaana qooyska soomaaliga ah uu la daalaa dhacayaa noloshiisa maalin laha ah halka qooyska kale eek u nool wadamada sookoraayo ay yihiin kuwo heesta noloshooda maalinti kana fikiraayo waxyaabo kale oo dheeraad ah.

XAALADA AMAANKA
Amaanka ama nabadgelyada ayaa ah laf-dhabarta horumarka iyo baraaraha bulshada, hadii uusan jirin amaan waxaa bur-buraayo dhamaan qeebaha kale ee nolosha waana sheey daruuri u ah noolaha oo idil.
Soomaaliya wixii ka danbeeyay bur-burkii dowladii dhexe ee militaryga eheed sanadkii 1991 dii waxaa ka bilaawday xaalado amaan xumo iyo colaado sokeeye oo marba wiji cusub lasoo baxayay kuwaasoo gabi ahaanba bur-buriyay qarankii soomaaliyeed, malaayiin soomaali ah ayaa wadanka dibadiisa u qaxday halka qaar kalane ay ku waxyeelooween qalalaasaha, intii ku soo hartay gudaha wadanka ayaa waxaa soo wajahay amaan daro tii ugu xumeed taasoo aan abid soo marin wadanka soomaaliya ka hor iyo kadib xuriyadii, waxaana lagu tilmaamay ineey ahaayeen kuwo ka baxsan dhaqanka suuban ee soomaalida iyo shareecada islaamka intaba, reero wada dhashay ayaa isku laayay wax aan micno leheen, waxaana abuurmay burcad hubeesan iyo kuwo aan hubeesneen oo dhaceesa dadka rayidka ah kufsine u geesaneesa dumarka.
Hada oo ay wadanka ka jirto dowladii ugu horeesay ee lagu soo doortay gudaha wadanka islamarkaana ah dowlad rasmi ah aan ku meel gaar eheen oo inta badan magaalooyinka dalka maamusha sidookalane ay heer gaba gabo ah marayaan dhismaha maamul goboleedyada ka mid noqonaayo dowlada dhexe ee fedaraalka ah ayaa waxaa ka jiro qeebo badan oo wadanka ah haba ugu badnaadaan magaalooyinka ku yaal dhinaca koonfureed oo ay kamid tahay caasimada muqdisho falal amaan xumo ah kuwaasoo saameeyn weeyn ku yeeshay horumarka iyo xasiloonida dalka, waxaana magaalada muqdisho iyo magaalooyin kalaba ka dhaca weeraro aad u qasaaro badan kuwaasoo galaafta nolosha dad badan oo rayid ah iyo kuwo bulshada indho u ah sidookale waxaa dhaca dilal qorsheesan oo lala beegsado dad masuuliyiin dowlada ka tirsan ah, ganacsato iyo wariyaalba kuwaasoo aan lagaraneen cida ka danbeesa dilkooda.
Qofka ku nool soomaaliya ayaana ku seexan kuna soo toosin kalsooni buuxda oo amaan waxa ayna markastaa aad ugu wel-welaan amaankooda tusaale marka caruurta qooyska ay meelo fog fog oo magaalada ah u aadaan waxbarasho waxa ay waalidiintu ka murugoodaan in caruurtoodu iyagoo bad qaba dib ugu soo laabtaan xaafada maadaama ay suura-gal tahay in saacad kasto ay la kulmaan goob ay dhibaato ka dhaceeso ama iyaga laftooda lagula kaco, geesta kale dowlada soomaaliya ayaa xakameen la’ amaan xumida ka jirta qeebo badan oo dalka kamid ah taasi oo ay ugu wacantahay in aysan jirin ciidamo rasmi ah oo qaran kuwaasoo heesta miisaaniyad sax ah oo ay ku shaqeeyaan , waxaana lagu eedeeyaa in wadamada dariska iyo kuwa reer galbeedka ay hor taaganyihiin in soomaaliya yeelato ciidan awood leh oo hanta amaanka qaranka.

Dhinaca kale XAALADA AMAAN ee wadamada caalamka ayaa ah mid ka duwan tan wadanka soomaaliya marka laga fiiriyo dareenka dadka ku noolyihiin, tusaale qofka ku nool dalka sacuudiga ama dalka baraasiil majirto wax wel-wel ah uu ka qabo amaankiisa, wuxuuna u safraa goob kasto oo wadankiisa kamid ah saacada uu doono sidookale majiraan waxyaabo uu ka baqaayo in loo dilo hadii uu sameeyo, wuxuu heestaa nabadgelyo buuxdo uu waxkasto ku qabsan karo, halka qofka soomaaliya joogane ay macquul tahay in meelaha qar ee wadankiisa kamid ah inuusan u safri Karin iyadoona hadii uu u safro suura-gal tahay in ladilo ama loogeesto boob ama dhac sidookale qofka soomaaliya joogo kama hadli karo wixii oo doono cidna ma dhaliili karo xitaa hadii ay asiga dhibaato u geesato waayoo majiro amaan buuxa uu qofku xaqiisa ku dhacsan karo, maalinkasto dad ayaa gar-daro lagu dilaa, kuwo waa ladhacaa halka kuwa kalane loo geesto kufsi, jirdil iwm.

Similar Documents

Premium Essay

Nur 108 Apa Annotated Bibliography

...Brown, C. (2009, October 29). Predictors of knowledge, attitudes, use and future use of evidence-based practice among baccalaureate nursing students at two universities. Retrieved October 19, 2015. In this article the author claims that undergraduate students in nursing should have increased exposure to evidence- based practice because not only does it better prepare students for future clinical experience, but it also helps students build confidence when dealing with field work. To support this claim, the author discusses and analyzes a cross-sectional survey that focused on the knowledge relationship of nursing students who were acquainted with evidence-based practice. The study was conducted on 436 students who attended both a private or public university and also met the criteria of either being a sophomore, junior or senior, a part-time or full-time student and able to read and write in English. These specific students were then asked a serious of questions relating to their own self- evaluation on the amount of confidence and preparedness they possess in the field. The results showed that students who participated more in a research based learning method had more positive outcomes in their knowledge and attitude and also “generally found to increase with advancing academic class level” (Brown, 2009, pg.6). The purpose of the authors’ discussion on this specific study was to prove that nursing student’s performance will increase if you take them out of a classroom environment...

Words: 678 - Pages: 3

Premium Essay

Pico

...The sampling done in the research article took place in a high school in Halifax, Nova Scotia, Canada, using 7th, 8th and 9th grade students. This was so that the study was able to get a range of adolescent aged people. A criteria was set for the people that could participate within the study, this was: All participants were to be able to speak and read fluent English, as well as not having any development disabilities. This was so that people who met the criteria could be selected randomly, therefore allowing the study to be generalised amongst the population (Fampra). They then sent 350 letters out to people who met the criteria, however only 24 responded and participated in the study. With qualitative research, the studies should be carried out in a neutral place, so that the researcher is able to watch the participant’s behaviour and reactions closer. Therefore allowing the researcher to get the most accurate results (bmj.com). In the articles case the data collection took place in facilities in the local mall or the participant’s school. The participants were then separated up into same sex focus groups. The researcher decided to do same sex focus groups so that people who were participating in the study were not discriminated against as well as focus groups being more likely to encourage quieter people to speak out about their opinions (bmj.com/content/311/7000/299.extract). The article also refers to this as the “Peacock effect ( tendency for males to speak more frequent...

Words: 1242 - Pages: 5

Premium Essay

Article Rebuttle

...Florida Pension Article Rebuttal Florida Pension Article Rebuttal On May 31, 2013, Florida’s Governor Rick Scott signed Senate Bill 534 into the Florida Statues. This Bill was sponsored by Senator Jeff Brandes and imposes new financial reporting requirements for local government pension plans. However in the article titled “Florida House Passes Legislation Relating to Local Pension Plans,” Mr. Volz states that “the Bill equips local pension plan administrators, employees and taxpayers with improved universal tools to evaluate the financial stability of local pension plans.” There is no proof that this Bill is improved as the evaluation tools do not accurately evaluate the financial stability of the plans. The tool is not universal, as the State Government Plan, the Florida Retirement System, is not subject to this Bill. This article was influenced by the politicians that are for this Senate Bill. Only those that had something positive to say about it were quoted in the article. The Senate President was quoted thanking Senator Brandes, Speaker Weatherford, and the colleagues in the House for helping more the reform forward (Volz, May). This article is not reliable, credible or even valid as it does not provide any evidence to back up its claims and it only presents the one side of the story. What this article does not say is the Florida League of Cities, the Florida Public Pension Trustee Association, and the actuaries of many of the states pension plans all oppose...

Words: 687 - Pages: 3

Premium Essay

How to Appoint a Proxy

...The WNM Sdn Bhd is a private company limited by shares. The company is about to hold its 12th Annual General Meeting on 21 December 2011 to pass both ordinary and special resolutions. The following matters relating to the forthcoming annual general meeting are raised by various parties. As the company secretary of the company, you are required to advise them. a) John and Linda are newly appointed directors of the company and they ask you to explain the use of members' resolution in writing and whether it can be used instead of holding an annual general meeting. (8 marks) b) Aminah, one of the shareholders of the company, seeks your advice on the rules relating to appointment of proxies to the meeting. (8 marks) c) Mr. Alan, a director, wants to know when is the latest date for the company to post the notice of the meeting. Give reasons for your answer. (4 marks) Reference | | | | b) Aminah, one of the shareholders of the company, seeks your advice on the rules relating to appointment of proxies to the meeting.(8 marks) At common law, there is no right to appoint a proxy or substitute and vote on the member half. The right to appoint proxy to vote at general meeting arises out of express regulation or by the article of the statute. A proxy is ‘lawfully constituted agent or the proxy form which is document appointing the proxy and the person authorized by the proxy form to act or for the appointor to attend and vote at the...

Words: 537 - Pages: 3

Premium Essay

Sholarly vs. Popular Media Article Review

...The essay is an in depth analysis of a scholarly article as well as a review of a popular media resource on sexuality. The scholarly article reviewed is titled, "Sexual knowledge, attitudes and activity of men conscripted into the military" authored by Jiankang, Chao et al. published in 2010. The study focused on experience, understanding, knowledge as well as attitudes concerning sexual activities of persons recruited in the military. According to Chao, et al, 2010 the research article's major component is knowledge, attitude, values and skills concerning sexuality. It is apparent that the fight against HIV and AIDS calls for the involved parties to adequately have enough knowledge to tackle it. Thus it is of significance to ensure that people are well equipped with the desired knowledge. The article sought after providing evidence that is needed for development of a better sex education program to be used beyond high school, an examination of sexual knowledge, attitude as well as behaviors of young men recruited in the military. Similarly, the research sought to determine if there were differences in socio-demographic characteristics between men who did, or didn't have sexual experience. The research was done by use of both secondary and primary sources of data. The desired data was collected from a group of military members in southern Taiwan between the periods of January and July 2009. The target sample was aged 18-29 years. To aid in data collection...

Words: 1744 - Pages: 7

Free Essay

Articles of Asso

...placed with the Registrar of Companies. The articles of association constitute a contract between the company and its members, set out the voting rights of stockholders and the conduct of stockholders' and directors' meetings, and detail the powers of management of the company. A memorandum of association is a related document. The Articles of Association contain, as per the law requires, provisions on the company name, address and domicile, the purpose of the company, the amount of share capital and the contributions made thereto, the number, the par value and the type of shares, the calling of a general meeting of shareholders and the voting rights of them, the bodies for the administration and the audit, and the form in which the company shall publish notices. The Articles of Association (AA) contain the rules and regulations of the internal management of the company. The AA is nothing but a contract between the company and its members and also between the members themselves that they shall abide by the rules and regulations of internal management of the company specified in the AA. It specifies the rights and duties of the members and directors. Articles of association are simply the basic internal rules of operation for a business or non-profit organization that govern what tasks need to be done, what positions are required to perform the necessary functions, and how the processes in place are to be performed. Often articles of association deal with such operating issues...

Words: 2205 - Pages: 9

Premium Essay

Lawonsecurities in Viet Nam

...securities and the securities market. CHAPTER I General Provisions Article 1 Governing scope This Law regulates activities being public offers of securities, listing and trading securities, conducting business and investing in securities, securities services and the securities market. Article 2 1. Applicable entities: Vietnamese organizations and individuals and foreign organizations and individuals participating in investment in securities and activities on the Vietnamese securities market. Other organizations and individuals related to securities activities and securities market activities. Application of Law on Securities, relevant laws and international treaties 2. Article 3 1. Activities being public offers of securities, listing and trading securities, conducting business and investing in securities, securities services and securities market activities must comply with the provisions of this Law and other provisions of relevant laws. If an international treaty of which the Socialist Republic of Vietnam is a member contains provisions which are different from those in this Law, then the provisions of such international treaty shall apply. The Government shall provide specific regulations on the implementation of international treaties consistent with the schedule for integration and international undertakings. Principles on securities and securities market activities: 2. Article 4 1. Respect for the right of organizations and individuals to freely...

Words: 27631 - Pages: 111

Premium Essay

Audit

...Audit Committee Material Weaknesses in Smaller Reporting Companies December 2nd, 2010 OUTLINE: I. SUMMARY OF THE ARTICLE II. PROBLEM STATEMENT III. SUGGESTIONS FROM THE AUTHORS IV. RELEVANCE TO AUDITING ENVIRONMENT V. CONCLUSION I. Summary of the Article This report summarizes the article published by Gramling, Audrey A, Hermanson, Dana R, Hermanson, Heather M in the CPA journal of 2009. The main focus of the article is to show the importance of audit committee in auditing and analyze problems of small companies face in developing effective audit committee. The critical issue of the article is material weaknesses related to audit committee and possibility of management’s override of internal control within small companies. Before, the Sarbanes-Oxley Act, audit committees in public companies were under more pressure to understand not just a company's financial statements, but to challenge management and auditors on key accounting, internal control and compliance issues. After the financial scandals that caused firms like Enron and WorldCom to collapse, audit committees have risen from relative darkness to center stage in modern corporate world. As it’s indicated in the article, the new role, the typical audit committee is charged with many duties. Because new role of audit committee increased complexity and accountability, it's easy for directors of small public companies to feel besieged when...

Words: 1917 - Pages: 8

Premium Essay

Environmental Factors

...Environmental Factors MKT/421 The company that I chose to write about is Toyota, and the reason why I chose this company is because Toyota conducts global and domestic marketing in a way that no one else does. What I have done is analyze the influence of global economic interdependence relating to Toyota; I have determined that Toyota’s global economic interdependence is essential to maximizing sales revenues by focusing on both purchasing vehicle parts and materials from certain countries and increasing the market share in each country and region in which they do business in. Toyota must also consider the fact that they need to target the specific groups and classes of people within a country because those groups may be dependent on the success of Toyota. I have also analyzed the effect of trade practices and agreements relating to Toyota, and found out that the effect of trade practices and agreements play a large role in Toyota’s strategies and operations within the boundaries of the countries. Next, when I examined the importance of demographics and physical infrastructure relating to Toyota, I found that the importance of demographics for Toyota is the examining the characteristics of how they will be approached by the consumer. According to an article I read by Multicultural states, Toyota is one of the first auto manufacturers to use the Internet to reach out to all Hispanic customers. The use of the internet to reach out to the Hispanic customers worked, because...

Words: 1043 - Pages: 5

Premium Essay

Function of Financial System

...Self-reflection marking form |Student name: Le Thi Huyen Trang |ID:1204040094 |Date: 06/12/2013 | |Tutor: Nguyen Dang Hoang |Tutorial: Tut3FB12 |Word count: 1458 | |Title of report: THE IMPACTS OF MANAGEMENT BY OBJECTIVES ON ORGANIZATIONS | |The two primary articles: | | | |The effects of Management by objectives on performance and satisfaction in a public sector organization. | | | |The influence of Management by objectives on employee performance and organizational | |productivity. | | ...

Words: 1873 - Pages: 8

Free Essay

Hypothesis Identification Article Analysis

...Hypothesis Identification Article Analysis Joannie Comeaux March 5, 2012 RES/342 Dr. Jindal Hypothesis Identification Article Analysis The article I have chosen to write about is VOCATIONAL TEACHER EDUCATION RESEARCH: ISSUES TO ADDRESS AND OBSTACLES TO FACE. The study aimed at the following: Identifying the issues required to address in VTE relating research. Identifying and discussing challenges that face research on VTE. Literature available on VTE and relating research was collected and studied in terms of topics, methodologies, and results and the issues that emerged concerned structure, content, practices, and outcomes of VTE programs. The analysis addressed methods to follow, parties who could participate, and benefits of research on each issue. Finally, the researchers attempted to discuss trends of research on VTE and to suggest some recommendations for different parties related. Studies, explicitly and implicitly, indicated weakness of the response of VTE programs to innovations established by bodies supervise and govern VE. Studies also mentioned that current VTE programs, even in some first world countries, were established to serve old vocational education programs (Lazaros and Rogers, 2006). Hence emerged the main problem represented in the lack of integration or effective communication between schools and teacher education institutes (Al-Smadi, 1999). Studies consistently mentioned a lot about the weakness of this relationship. Multiple studies...

Words: 316 - Pages: 2

Free Essay

June 4 Incident

...one-inch margins) relating a recent newspaper article to a topic discussed in the course so far. In the paper, please address the following three questions: 1) How does the article relate to Chinese politics? 2) How does the content of the article relate to the information found in the readings for this course? For example: • Does it provide evidence that supports what was in the readings or that counters it? • Does it provide an example of something mentioned in the reading? 3) What does this ultimately tell us – what broader implications does it have and why is it important? Guidelines: 1. You are not permitted to choose an article focused on a topic from the same week as your presentation topic or your term paper topic. 2. The following are recommended sources for this assignment: South China Morning Post, The New York Times, The International New York Times (formerly The International Herald Tribune), The Economist, The Wall Street Journal, and BBC News. a. If you choose an article from a source not included in this list, please make sure that the source you have chosen is widely-read and reputable. b. If you choose to use an article from the People’s Daily or another state-run Chinese newspaper, you must discuss the article and its contents as coming from the perspective of the Party leadership. 3. The newspaper article you choose should be from within the past year. It should be a main article of substantive length. If you are unsure about whether or not your article is long enough...

Words: 593 - Pages: 3

Premium Essay

None

...Facing the Problem The word “domestic” is defined by Merriam-Webster’s dictionary as “of, relating to the household or the family”. When relating to something that has to do with an individual’s household or family, we consider this to be a personal or private matter. The word “violence” is defined as “exertion of physical force so as to injure or abuse”. When relating to violence it is something public. However, when used together “Domestic Violence” is something that people are not willing to talk about because it is considered a “private matter”. C.T. Bowen’s article “Silence is not answer to Domestic Violence” in the Tampa Bay Times offers some insight to this issue. Bowen’s article targets Pasco County commissioner that finds himself accused with domestic battery despite his effort 12 years earlier to donate a quarter million dollars to Sunrise, a domestic violence agency to acquire a building. Bowen details the events that led to the commissioner’s wife to get a no-contact order and also an apology by the commissioner. The commissioners’ decision to label the incident a “personal and private matter” and his failure to “accept specific responsibilities for his actions…” is what prompted this article. To gain some creditability that silence is an issue, Bowen provides shocking statistics provided by Sunrise regarding domestic violence homicides. While the case with the commissioner wasn’t a homicide, Bowen’s use of that particular statistic was very intentional. The...

Words: 1286 - Pages: 6

Premium Essay

Breastfeeding and Newborns

...BREAST FEEDING COUNSELING Research Critique, Part1 Article Used: LaanteraS, Polkki T, Pietila A-M. International Journal of Nursing Practice 2011; 17: 72-84, “A descriptive qualitative review of the barriers relating to breast-feeding counseling” Problem Statement: Breast-feeding is not only an intimate and bonding experience for many new mothers, but important and very healthy for newborns. Breast-feeding provides newborns with antibodies, and protects them from many health problems along with fighting diseases (WomensHealth.gov). However to know this important information, breast-feeding counseling is a great aid in helping new parents learn all about its benefits. While breast-feeding counseling is beneficial, many parents and mothers do not know about it and many barriers exist. In an article by Laantera et al, called “A descriptive qualitative review of the barriers relating to breast-feeding counseling”, these barriers are identified and can be helpful in developing future measurements to assess barriers for breast-feeding counseling. Little research has been conducted previously on barriers to breast-feeding counseling, which makes this an important topic and problem to address. This topic is also important to discuss because despite breast-feeding benefits, only 35% of infants worldwide are exclusively breast-fed for 6 months (WHO, 2009). Purpose and Research Question: The main purpose of this study was to describe barriers in breast-feeding counseling...

Words: 878 - Pages: 4

Premium Essay

Music

...These forms the authors call visual knowledge and functional knowledge. According to the authors, these two categorizations of semantic memory also present how the brain’s knowledge of living and non living things is achieved. Here, the authors state that knowledge of living things is usually achieved through the visual dimension of semantic memory while visual knowledge of non-living things is usually achieved through the functional dimension of semantic memory. According to the authors’ findings from the first experiment, whenever there is brain damage to the section of visual semantics, then there is damage to one’s knowledge relating to living things. The authors, in another experiment, also identified that whenever there is brain damage involving the functional semantics section, then the knowledge of non living things is impaired. Overall, in this article, the authors present an argument that semantic memory has categories and that each category in the divisions of semantic memory works independently from the other. Wilkins, A., Moscvitch, M. (1978). Selective impairment of semantic memory after temporal lobectomy. Neuropsychologia, 16, 73-79....

Words: 2557 - Pages: 11